GOGOLDHIGAktoobar horraanteedii waxa aan u safray Ifiriin si aan u la kulmo sheekafalkiyaha weyn Guugi wa Tiyaango[1]. Hore waxa aan dhawr toddobaad ku soo qaatay maamulgoboleedka Aywa, oo ay galaabixinaysay dabayl qabow.