13 Noofembar sidii ballantu ahayd guud ahaan shacabka Soomaalilaan waxa ay u jarmaadeen goobaha koomiishanka doorashooyinku u asteeyey cod dhiibashada si ay u soo xulaan Madaxweynaha talin doona shanta sanno ee inagu soo aadan iyo saddexda xisbi qaran ee la guddoon siin doono sharciyada xisbinimo ee tobanka sannadood ee soo socda.

Doorashada Somaliland ka qabsoontay 13-kii Noofambar, 2024 waxa ay ahayd doorashadii sagaalaad ee ka dhacda Somaliland laga soo bilaabo markii ay Somaliland madaxbannaanideeda ku dhawaaqday sannadkii 1991-kii.

Sugitaan dheer iyo u kuurgal weyn ka dib, oo laga warsugayay natiijooyinka ka soo bixi doona doorashada Maraykanka oo ay ku tartamayeen Donald Tramb iyo Kamala Haaris, waxa ay kusoo dhamaatay in Tramb ku baadiyo codad badan oo ah kuwa Guddiga Doorashada iyo codadkii bulshadu dhiibatay.

Axmed Madoobe waa nin isbeddelo badan soo maray, 2006 waxa uu ka mid ahaa xubnihii aasaasay xarakada al-Shabaab, waxa uu noqday xubnaha ugu khatarta badan ee xarakada oo ay Maraykanku muddo raacdaynayeen, tan iyo aasaaskii Jubbalaan (2013) waxa uu ahaa madaxweynaha maamul goboleedkan, booqashadii

Natiijada doorashadii Maraykanka aad ayaa looga soo dhaweeyey [Jamhuuriyadda] Soomaalilaan, iyada oo la rejaynayo in madaxweynaha la doortay il gaar ah ku eego qaddiyadda Somaliland. Hase ahaatee, dad badan oo siyaasadda u dhuundaloola ayaa ka digaya in rejadaas lagu hungoobo.

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa siya

Tobankii sanno ee u dambaysay waxaa warbaahinta iyo dhegaha dadweynaha ku soo laalaabtay dhacdooyinka la xiriira dhicitaannada diyaaradaha UN-ka iyo AU-da.