Skip to main content

Friday 22 November 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
Axmed

Axmed Xisaam Miido

Axmed Xisaam Miido waxa uu shahaadada heerka koowaad ee Kasmanafeedda ka qaatay jaamacadda Frantz Fanon, Hargeysa. Waa qoraa iyo falanqeeye wax ka qora dhaqanka, dawladnimada iyo nafsadda Soomaalida. Waxsoosaarkiisa waxa ka mid ah buugga Iskudhoon (2024).

Articles by the Author

Buug |
Waxaan aaminsanahay wax ku qoriddayda afka Kikuuyada, af Kiiniyaan ah, af Afrikaan ah, in uu qayb iyo gobol ka yahay halgannada imbiriyaaliyaddiidka ah ee dadka Kiiniyaanka iyo Afrikaanka.—Guugi wa Tiyaango     

Feker |
Soomaalidu waxay muddo dheer la daalaadhacaysay, dagaallo sokeeye, busaarad, argagixiso, dawladxumo, saboolnimo baahsan iyo xanuunno nafsadeed.

Buuggan "Kalaguurkii Kakanaa ee Soomaaliya", waxa qoray Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah akaademig, siyaasi, raysalwasaarihii hore ee dawladdii kumeelgaadhka ahayd ee Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamulgoboleedka Puntland.

Waxa aynu u baahannahay kasmanafeed dheeraad ah; waxa aynu u baahannahay fahan dheeraad ah oo la xidhiidha dabeecadda insaanka. Halista keli ah ee jirtaa waa insaanka. Waa halis weyn, oo aynu moognahay.

Subscribe to Category Page