Skip to main content

Tuesday 22 October 2024

Geeska

Bahda Tifaftirka

Bahda Tifaftirka ee Qaybta Af Soomaaliga ee Geeska.

Articles by the Author

Waraysi |
Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa waraysigan Geeska ku sheegaya in dastuurka cusubi uu dalka dib u dhigayo 

Aragti |
Geeska markii aan asaasnay horraantii 2023, wajigiisii tijaabada ahaa, waxa aan ku soo beegannay marxalad ay mandiqadda Geeska Afriki ku jirtay wareerkii ugu badnaa.

Siyaasad |
Taariikhdu, siyaasadda Soomaalida kolka ay timaaddo, waa hub halis badan, ayay ku doodeen David Laitin iyo Siciid Sheekh Samatar hordhaca buuggooda “Soomaaliya: qawmiyad qaran

Soomaalida iyo Itoobbiya xidhiidh middi middi ku taag ah baa ka dhexeeya, is’afgaradka cusub ee Somaliland & Itoobbiyina wuxuu uga sii daray walaacii taariikheed ee dhex yaallay. 

Sida la filayo, Soomaalilaan dhawaan codbixinta ayaa loo dareeri doonaa ka dib marka la ansaxiyo sharcigii doorashooyinka ee muranka badnaa, balse wali jidku toobiye ma aha.

Dastuurka Soomaaliya waxa lagu wadaa wax-ka-beddel hor leh oo ay dadka qaar ku sheegeen "dibuqorid." Bahda Tifaftirka ee Geeska ayaa eegaysa qodobbada ugu xasaasisan ee wax laga beddelayo, dooddu halka ay taallo, iyo meelaha muranka dhalinaya.

Afriki mooqif xalaal ah ayay ka qaadatay arrinta Qasa iyo qaddiyado kale oo badan oo caalami ah. Caqabadahaas caalamiga ah se waxa aynu si muuqata wax uga qaban karnaa haddii aynu gudaheenna u soo jeesanno oo aynu dhakhso u xallinno mushkiladaha ka taagan. 

Buug |
Casmi Bishaara waxa uu hordhaca buuggiisan cusub ee “
Casmi Bishaara waxa uu hordhaca buuggiisan cusub ee “
Aragti |
Waa laga yaabaa in akhristuhu ku argagaxo cinwaanka. Waa laga yaabaa in uu buunbuunis u tuhmo. Hasayeeshee sidaas ma aha. Deraasad cusub baynu nuxurkeeda isla wadaagaynaa, si aynu u qiimayno in kabadbadin ay tahay iyo in kale.

Qoraalkani wuxuu soo koobis Soomaaliyaysan u yahay warbixin uu mac’hadka Rift Valley daabacay 26/10/2023. Warbixintani waxay diraasaynaysaa dhaqaalaha siyaasadeed ee isbaarooyinka Soomaaliya.

Subscribe to Category Page