Dhawaan uun bay ahayd markaan maqaalkan idiinka soo gudbinay hogaamiyaha cusub ee Xamaas, kaas oo hogaanka u qabtay ururka ka dib markii Israaiil ay ku khaarajisay gantaal ridada dhaw ah oo meel guriga Ismaaciila Haniya u dhaw laga soo tuuray, isagoo markaa deganaa Dahr

Khilaafaadka xuduuddeed ee Itoobbiya iyo Soomaaliya waa arrin murugsan oo salka ku haysa gaabiskii Talyaanigu ka gaabiyay in uu xariiqa xuduudda u noqonaya la jeexdo Itoobbiya xilligii gumeysiga.

Miisaaniyadda guud ee Xukuumada Federaalka ee sanadka 2024 iyo filashooyinka miisaaniyadda sannadada soo fool leh waxa ay tibaaxayaan korodhka qarashaadka, marka loo eego xajmiga ilaha maaliyadeed ee lagu dabooli lahaa, hoos u dhac ku yimid mugga deeqaha dawliga ah, ka

Sida ay khubaradu wariyaan “ Qaaradda Afrika, waa hoyga macdanta ee beddelaysa dhibaatada tamarta ee ay wajahayaan dawladuhu “ War bixin uu soo saaray Mac’haadka ‘Maamulka Khayraadka dabiiciga “ ahna waxa ay xustay ‘’ Qaaraddu in ay leedahay wax aan ka yareyn saddex meelood me

Tan iyo markii bilawgii sannadkan Soomaalilaan iyo Itoobbiya ay saxeexdeen is’afgarad ay ahayd in labada dhinac ka sii wada xaajoodaan heshiis ay qodobbadiisa ugu waaweyni ahaayeen Itoobbiya oo hesha waax xeeb badda cas ee kulaasha gacanka Cadmeed ah oo ay saldhig miltari ka dhigtaan, iyo Soomaal

Toddobaadkan waxa la xusayey 64-guruadii ka soo wareegtay maalintii ay Soomaalilaan xorriyadda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska—Juun 26, 1960; halka Soomaaliyada Koonfureedna ay Talyaaniga ka xorawday kowdii Julaay ee isla sanandkaa, oo ay soo gebagebaysantay muddadii

Bannaanbaxyada ay da’yarta Kiiniyi waddaa maxay inaga barayaan taariikhda, waayaha iyo aayaha dalka iyo dimuqraaddiyadda?Kiiniya waxa mar kale gilgilay bannaanbaxyo dadweyne oo tan iyo Juun 18 socdey, kana kacay hindisa-sharciyeedka cashuurta oo dhigaya in la kordhiyo ca