Dastuurka Soomaaliya waxa lagu wadaa wax-ka-beddel hor leh oo ay dadka qaar ku sheegeen "dibuqorid." Bahda Tifaftirka ee Geeska ayaa eegaysa qodobbada ugu xasaasisan ee wax laga beddelayo, dooddu halka ay taallo, iyo meelaha muranka dhalinaya.

Afriki mooqif xalaal ah ayay ka qaadatay arrinta Qasa iyo qaddiyado kale oo badan oo caalami ah. Caqabadahaas caalamiga ah se waxa aynu si muuqata wax uga qaban karnaa haddii aynu gudaheenna u soo jeesanno oo aynu dhakhso u xallinno mushkiladaha ka taagan.

Waa laga yaabaa in akhristuhu ku argagaxo cinwaanka. Waa laga yaabaa in uu buunbuunis u tuhmo. Hasayeeshee sidaas ma aha. Deraasad cusub baynu nuxurkeeda isla wadaagaynaa, si aynu u qiimayno in kabadbadin ay tahay iyo in kale.