13 Nofembar sidii ballantu ahayd guud ahaan shacabka Soomaalilaan waxa ay u jarmaadeen goobaha komiishanka doorashooyinku u asteeyey cod dhiibashada si ay u soo xulaan Madaxweynaha talin doona shanta sanno ee inagu soo aadan iyo saddexda xisbi qaran ee la guddoon siin doono sharciyada xisbinimo ee tobanka sannadood ee soo socda.

Doorashada Somaliland ka qabsoontay 13-kii Noofambar, 2024 waxa ay ahayd doorashadii sagaalaad ee ka dhacda Somaliland laga soo bilaabo markii ay Somaliland madaxbannaanideeda ku dhawaaqday sannadkii 1991-kii.

Axmed Madoobe waa nin isbeddelo badan soo maray, 2006 waxa uu ka mid ahaa xubnihii aasaasay xarakada al-Shabaab, waxa uu noqday xubnaha ugu khatarta badan ee xarakada oo ay Maraykanku muddo raacdaynayeen, tan iyo aasaaskii Jubbalaan (2013) waxa uu ahaa madaxweynaha maamul goboleedkan, booqashadii

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa siya

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday

Dhawaanahan waxaa ku dhex faafay xarumaha cilmibaadhista qaarkood aragti sheegaysa in xidhiidh iskaashi ka dhexeeyo kooxda Ansaaralaah ee Yementa ah, oo loo garan og yahay Xuutiyiinta iyo xarakada al-Shabaab oo ay Soomaaliyi

Warbaahinta Ameerika waxa ay hadal haysaa, booqashada la filayo ee Madaxweynaha Maraykanku ugu kicitimayo Afrika kadib kolka ay soo xidhmaan kulamada guud ee Qaramada Midoobay, iyo ka hor doorashada Madaxtinimo ee loo ballansanyahay shanta Noofambar, qabsoomideeda