Skip to main content

Wednesday 23 October 2024

Buug

Buug |
Buugga Taariikhda Casriga ah ee Itoobbiya waxa lagu tilmaamaa mid aan looga maarmi karin daraasaynta taariikhda casriga ah ee Itoobbiya.

Dagaalka Sokeeye ee Soomaaliyi weli ma dhammaan, waxna laga ma baran. Weli wax naf leh laga ma qorin/kaydin. Buug kale iyo baal kale oo uu Dr.

Buuggan "Kalaguurkii Kakanaa ee Soomaaliya", waxa qoray Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah akaademig, siyaasi, raysalwasaarihii hore ee dawladdii kumeelgaadhka ahayd ee Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamulgoboleedka Puntland.

Hogatuska Nolosha waa dhigane lagu uruuriyay waraysiyo laga qaaday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame 'Hadraawi'. Waraysiga waxaa qaaday Cabdishakuir Muxumed Muuse 'Heersare'.

Hordhac
Hordhac
Buug |
Buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction ee uu qoray Danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisii nololeed ee muddadii dheerayd ee uu u shaqaynayay dawladdii Soomaaliya laga soo bilaabo 1957 ilaa 1991.&nbs

Ma sahlana in la helo buug taariikheed oo Ingiriisi (ama afkaleba) ku qoran oo daarran taariikhda Soomaaliya, taasina waxa ay goldaloollo ku keenaysaa fahanka qurbajoogta (iyo qolqoljoogtaba) kuwaas oo ay maankooda buuxiyeen sheekooyinka daraf tebisayda ah – sheekooyink

“Asalkaba, dagaalka loogu ma qasbana sida nabadda loogu qasban yahay,” misana intaa wuu dhacaa. Maxaa keena, sidee baa se loola tacaali karaa? ayuu qoraalkan ku eegayaa Saxardiid Axmed. 

Saddexlayda (trilogy) Jaadadka Kelitaliyaha Afrika waa hawl ballaadhan oo Nuuradiin Faarax uu saddex buug ku koobay hirdanka dhexyaalla kelitaliyaha iyo bulshada uu u taliyo.

Ana Magdalena Bach waa gabadh da’ dhexaad ah. Sannad kasta, bisha Ogost, waxay u socdaashaa jasiiradaha Kareebiyaanka, si ay u soo siyaarato xawaalkii hooyadeed oo halkaas ku yaalla.

Subscribe to Category Page