Skip to main content

Thursday 21 November 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Aragti

Aragti |
Maxamuud Maxamed Cali, oo ah soddon jir reer Kiiniya ah asalkiisuna Soomaali yahay, weli si jujuub ah ayuu u maqan yahay tan iyo markii ciidanka Kiiniya ay ka qabteen goob ganacsi oo ku taalla Jidka No. 6 ee xaafadda Islii ee bariga caasimadda Nayroobi.

Qarnigii 17aad, Imbaraadooriyaddii Isbaanishka ayaa u duntay sicirbarar. Sannaddii 1974-kiina Madaxweynihii Maraykanka Gerald Ford, ayaa sicirbararka ku sifeeyey cadowga koowaad ee Maraykanka.

Xilligan ay Israa’iil xasuuqayso Qasa, buugga Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ee Faanon ku saabsani wuxuu inagu baraarujinayaa kaalinta kasmanafeeddu ka ciyaari karto iska-caabbinta nidaamyada cabbudhiska.

Cabdalle Axmed Muumin waa xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed; wuxuu sheegay in loo baahan yahay in laga hawl galo sidii loo ilaalin lahaa saxafiyiinta iyo xorriyadda saxaafadda.

Labaatameeyo sannadood ayaan Islaamka iyo dimuqraadiyadda dersayay, muddadaas oo aan barofeesar ka ahaa Maraykanka. Cilmibaadhistaydu waxay bilawgii diiradda saaraysay Bariga Dhexe, gaar ahaan Turkiga oo aan ku dhashay.

Xasuusta dhibbanayaashii ku waxyeelloobay duqaymihii Ingiriisku ka geystay saldhigyadii Daraawiishta, siiba Taleex. Waxa werinaya Maxamuud "Xaaji" oo ka mid ah ubadka ka tafiirmay dadkii koobnaa ee masiibadaa ka badbaaday.

Xamiid Khalafalla oo ah qoraa, cilmi-baadhe Soodaani ahi wuxuu dib u milicsanayaa dagaalkii Soodaan, barakacii ka dhashay iyo saamaynta guud ee uu bulshada dalkaas iyo qof ahaanba ku yeeshay. 

Aayaha Soomaalida waxaa si yaab loogu maray fikradda Soomaaliweyn. Aragti dhalanteed ah oo aan ilaa hadda nuxurkeeda la aqoon.

Burjuwaasiyiintu waa dabaqadda ladan ee hantida iyo waxsoosaarka gacanta ku dhigta. Waa dabaqad aan ka daalin xoolo urursiga, dadka kalena aan u oggolaan in ay noolaadaan.

Xaalad siyaasad-degeleed in ay ka dartay waxaad ku garan kartaa marka dadku bilaabo in uu barbardhigo xaaladda Soomaaliya. 

Subscribe to Category Page