Skip to main content

Thursday 21 November 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
Geeska

Bahda Tifaftirka

Bahda Tifaftirka ee Qaybta Af Soomaaliga ee Geeska.

Articles by the Author

Waraysi |
Soofiya Samatar waxa dhalay Barafasoorkii weynaa ee Siciid Sheekh Samatar, hooyadeedna waxay ahayd macallimiintii wax ka dhigi jiray Kiniisadaha Menonaytka ee Muqdisho, Soofiya oo hooyadeed ka soo jeeddo gobolka Dakota, waxay ku dhalatay gobolka Indiyaana ee Maraykanka.

Siyaasad |
Tamarta cagaaran ee Haydarojiinku (green hydrogen) waa haydarojiin laga dhaliyo biyaha, tamarna loo rogo iyada oo la adeegsanayo ilo dabiici ah oo aan saamayn taban ku yeelanayn deegaanka.

Hay’adda Duulimaadyada ee Eretariya ayaa go’aan ay soo saartay ku amartay shirkadda duulimaadyada ee Itoobbiya in ay joojiyaan duulimaadyadooda Asmara laga bilaabo 30-ka Sebtembar, balse, shirkadda Duulimaadyada ee Itoobbiya ayaaba ka hormartay oo joojisay duulimaadyade

Buug |
Buugga Hiwot Teffera ee "Tower in the Sky" kaliya maaha mid soo gudbinaya mid ka mid dhacdooyinka taariikheed ee ugu muhiimsan taariikhda Itoobbiya ee sidoo kale waa mid ka mid ah qisooyinka ugu quruxda badan, taas oo ku saabsan, Jacayl, guuldarro iyo Kacdoon.

Waxaa laba kaclaysay xiisadda ka dhex taagan xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Soomaalilaan, ka dib markii Muqdisho ay soo saartay go’aanno ay ku amrayso shirkadaha duulimaadyadu in ay ka saaraan magaca Soomaalilaan liiskooda oo ay ku beddelaan Soomaaliya (Hargeysa, Soomaaliya).

Feker |
Dhab ahaan, bulsha kastaa waxa ay leedahay sallaan iyo jaranjarrooyin u gaar ah oo kooxaha  iyo dabaqadaha kala duwan ee bulshadu ku dhex filiqsanyihiin.

Muddooyinkii u danbeeyey, saaxadda siyaasadda ee Maraykanka waxa ku soo kordhay is beddelo  dib u qaabeeyey loollanka doorashooyinka madaxtinimo ee qabsoomi doona bisha Nofembar 2024, tusaale ahaan, 13 Julaay 2024-kii, Murashaxa xisbiga Jamhuurka Trump, isaga oo ku sugan  gobolka B

Raysal wasaare Abiy Axmed waxa uu u xilsaaray furfurida dhaqaalaha Itoobbiya, Mamo Mihretu oo shaqaale ka ahaan jiray Bangiga Adduunka. Balse, falsafadiisa dhaqaale waa mid camali ah oo ma rabo in mar kaliya wax kasta minjaha loo rogo.

Muddo ka badan hal sanno waxa isa soo tarayey, baaqyada xukuumada ee dib u bilaabista wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah xarakada argagaxisada ah ee al-Shabaab, mana jiraan wax tilmaamo ah oo muujinaya xilliga xukuumadu qaadayso hawlgallada militari ee ay

Afrika waxa ay leedahay goob Istaraatiijiyadeed oo muhiima, waxaana sii bullaaliyey hoddantinimada iyo kala duwanaanta ilaha Khayraadka, tusaale waxa ay leedahay; dhulka ugu cagaarka badan adduunka, waxa kale oo ay leedahay muhiimad weyn oo dhanka beeraha ah, waxa kale oo ay hodan ku tahay ilaha

Subscribe to Category Page