Skip to main content

Thursday 21 November 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Dhaqan

Fan |
Hordhaca Turjubaanka
Hordhaca Turjubaanka
Buug |
“Asalkaba, dagaalka loogu ma qasbana sida nabadda loogu qasban yahay,” misana intaa wuu dhacaa. Maxaa keena, sidee baa se loola tacaali karaa? ayuu qoraalkan ku eegayaa Saxardiid Axmed. 

Saddexlayda (trilogy) Jaadadka Kelitaliyaha Afrika waa hawl ballaadhan oo Nuuradiin Faarax uu saddex buug ku koobay hirdanka dhexyaalla kelitaliyaha iyo bulshada uu u taliyo.

(I)
(I)
Masrax |
Horraantii 1970kii ayuu ku soo biiray filim samaynta Cabbaas Kiyorastaami, isaga oo noqon doona filim sameeye Iiraani ah oo mar-la-arag ah.

Haddii inta aad yuutuubka gasho, “Hibotep” ku qorto kadibna natiijooyinka kuu soo baxa mid ka mid ah ku dhufato, wax yar kadib waxa aad is arki doontaa adigoo ku dhex lunsan codadka iyo muuqaalka hor

Ana Magdalena Bach waa gabadh da’ dhexaad ah. Sannad kasta, bisha Ogost, waxay u socdaashaa jasiiradaha Kareebiyaanka, si ay u soo siyaarato xawaalkii hooyadeed oo halkaas ku yaalla.

Feker |
Waxa aynu u baahannahay kasmanafeed dheeraad ah; waxa aynu u baahannahay fahan dheeraad ah oo la xidhiidha dabeecadda insaanka. Halista keli ah ee jirtaa waa insaanka. Waa halis weyn, oo aynu moognahay.

“Dammaan iyo Khobor ma doonaayooDariiqa fog baa I daashadayooDookhiyo dalkan waan la garan waayeeAan duulee diyaarad ii keeneey”

“Taariikhda dunidaa;Iyadoo is daba taal;Qofba meel ku tuurtee!” — Hees Soomaaliyeed 