Wax badan ayaa laga qoray wayddiinta ah in aynnu madaxbannaani u haysanno doonisteenna iyo in kale, waxaana muuqata in ka hadalka arrinkani muhiim u yahay nolosheenna.

Waxaan dareemi jiray anigoo ah gashaanti ku dhalatay magaalo xeebeeda Daraabulis, kelinnimo taam ah, taas oo i dhaxalsiisay cabsida iga ga sheelan wax walba.

Qaxoontigu waa xaalad barakac oo ka dhalata nabadgalyadarro ay wajahaan koox dad ahi si ay badbaado u helaana u qaxa meel ay nabad ku dareemayaan, meeshaas ay u qaxayaani waa in aysan noqon meel dalkooda ka mid ah ee ay tahay meel ay xuduudo sharci ah oo jira ay uga tallaabeen.

Dhaqankii abkasoogaadhka ahaa ee is haybsiga, waxa uu heeryihiisi u la soo wareegay dunida dhijitaalka ah. Muddadiiba, deegaannada Soomaaliyeed, waxa ka dhaca dagaallo sokeeye.