Skip to main content

Friday 22 November 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Dhaqan

Feker |
Haddii insaanka dunida ku dhaqani uu ka siman yahay garaadka, falsafadaynta xaqiiqada iyo noloshuna waa wax la wadaago.  Hordhac

Buug |
Qoraayadu way kala jaadad duwan yihiin, wayna kala sifayn iyo saafid duwan yihiin. Sidoo kale qalin adeegsiga way ku ka la soocmaan.

Waa sannado hore oo tegay.
Waa sannado hore oo tegay.
Feker |
Waa arrin aad u adag xulashada barbilawga qoraalkan gaaban, ee aan uga gol leeyahay inaan la wadaago da’yarta garaad badnaanta iyo maanfurnaanta ku sifoobay.

Magacaygu waa Cali Muumin Axad. Waxaan ku dhashay Beledweyne. Halkaas ayaan ka galay dugsigii hoose ee Kaatooligga (Catholic mission).

Qoraalkii kowaad ee Af Soomaali looga soo turjumo waxqabadka qoraaga Soomaali-Talyaaniga ah, Ijaaba Sheegow. Hordhaca Turjubaanka

Sida bulsho kasta oo dunida ku nooli u leedahay caadooyin iyo dhaqamo uu facba fac u soo gudbinaayay, ayay sidoo kale u lahaayeen dawadhaqameed guun ah oo ay kula tacaalaan qofkooda uu xanuun gudeed ama dhaawac jidheed haleelo. 

Barofeesar John Johnson oo iminka da’ ahi wuxuu qoraalkan u soo diray Geeska, wuxuuna dib u eegayaa waayihiisii Soomaaliya ee 1960nadii iyo aqoonyahannadii, gabayaagii iyo qoraayadii ay wada shaqeeyeen

Dhaqan |
Waxa Af Soomaali u turjumay Maxamed Buux 
Waxa Af Soomaali u turjumay Maxamed Buux 
Feker |
Maqaalkan waxa bilowgii lagu faafiyay degalka Aljazeera, Feb 2013, dood badan ayuuna dhaliyay sannadihii ka danbeeyay (Waxa Af Soomaali u turjumay