Skip to main content

Wednesday 23 October 2024

Dhaqan

Fan |
Haddii inta aad yuutuubka gasho, “Hibotep” ku qorto kadibna natiijooyinka kuu soo baxa mid ka mid ah ku dhufato, wax yar kadib waxa aad is arki doontaa adigoo ku dhex lunsan codadka iyo muuqaalka hor

Buug |
Ana Magdalena Bach waa gabadh da’ dhexaad ah. Sannad kasta, bisha Ogost, waxay u socdaashaa jasiiradaha Kareebiyaanka, si ay u soo siyaarato xawaalkii hooyadeed oo halkaas ku yaalla.

Feker |
Waxa aynu u baahannahay kasmanafeed dheeraad ah; waxa aynu u baahannahay fahan dheeraad ah oo la xidhiidha dabeecadda insaanka. Halista keli ah ee jirtaa waa insaanka. Waa halis weyn, oo aynu moognahay.

“Dammaan iyo Khobor ma doonaayooDariiqa fog baa I daashadayooDookhiyo dalkan waan la garan waayeeAan duulee diyaarad ii keeneey”

“Taariikhda dunidaa;Iyadoo is daba taal;Qofba meel ku tuurtee!” — Hees Soomaaliyeed 

Haddii insaanka dunida ku dhaqani uu ka siman yahay garaadka, falsafadaynta xaqiiqada iyo noloshuna waa wax la wadaago.  Hordhac

Qoraayadu way kala jaadad duwan yihiin, wayna kala sifayn iyo saafid duwan yihiin. Sidoo kale qalin adeegsiga way ku ka la soocmaan.

Waa sannado hore oo tegay.
Waa sannado hore oo tegay.
Feker |
Waa arrin aad u adag xulashada barbilawga qoraalkan gaaban, ee aan uga gol leeyahay inaan la wadaago da’yarta garaad badnaanta iyo maanfurnaanta ku sifoobay.

Magacaygu waa Cali Muumin Axad. Waxaan ku dhashay Beledweyne. Halkaas ayaan ka galay dugsigii hoose ee Kaatooligga (Catholic mission).