Skip to main content

Thursday 19 September 2024

Siyaasad

Siyaasad |
Horraantii bishii Febraayo 2024, waxaa magaalada Ankara ee Turkiga ku kala saxiixday heshiis difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ah, Wasiirrada Difaaca ee

Soomaaliya ayaa horraantii bisha Meey 2024 dalbatay in albaabbada la isugu dhufto Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya ee UNISOM.

Somaliland waxa ay, 1991kii, ku dhawaaqday in ay ka noqotay midnimadii ay lixdankii la gashay Soomaaliya. Haddaba, soddon iyo saddex sannadood ka dib, maxaa uga dhaboobay himiladii dawladoobid

Warbixintani waxay qiimaynaysaa habraacyada iyo sugnaanshaha sharci ee xukunka dilka ee lagu fuliyo eedaysanayaal kala duwan oo lagu maxkamadeeyo Soomaaliyada koonfureed (shanta maamul-goboleed ee ku hoos jira dawladda federaalka ah).

Somaliland xeerarkeedu way dhawrayaan xorriyadda saxaafadda. Laakiin madaxdeedu way ka dul tallaabsataa.  

Heshiisyada Soomaaliya la gasho dawladaha qalaad ee badda ku saabsani waa kuwo qarsoodi lagu hirgaliyo. Taasi sidee bay u saamayn kartaa waayahan lagu jiro iyo loollanka cusub ee gobolka?

Maraykanku wuxuu sheegaa in ujeeddada uu Soomaaliya u joogaa ay tahay in uu soo afjaro al-Shabaab, nabaddana horumariyo.

Soodaan waxa jarjaraya gedgeddoonka khilaaf isticmaarka cusubi dhalay oo wiiqaya yididdiiladii reer Soodaan ee nabadda, xaqsoorka iyo gobannimada Hordhac

Geeska Afrika waa gobol muhiimad siyaasad-degeleed oo weyn leh, waana marin ganacsiyeed Bariga iyo Galbeedka isku xidha. Waa gobol istraatiijinimadiisu soo jiidato loollanka awoodaha qalaad. Waa gobol goljilicyo siyaasadeed oo badan leh.

Weerarrada ay Xuutiyiinta Yemeni ku qaadeen shixnadaha ganacsiga ee badda isaga gooshaa waxay raad weyn kaga tageen meel kasta, ha u darnaato kuwa u kala gooshaya Aasiya iyo Yurub e.

Subscribe to Category Page