Skip to main content

Thursday 19 September 2024

Siyaasad

Siyaasad |
Sannadkan 2024 waxa meelo badan oo Afrika ah looga ballansan yahay doorashooyin heer qaran. Ugu yaraan dhawr iyo toban dawladood ayay codkooda ka dhiibanayaan in ka badan 160 milyan oo codbixiye. Haddana hayaanka dimuqraadiyadaynta qaaradda weli fari ka ma qodna.

Bangiga Horumarinta Afriki waxa uu Nayroobi ku qabsaday shirkiisii sannadlaha ahaa, 27 – 31-kii Meey, shirkan oo halkudheggiisu ahaa “isbeddelka Afrika, ururka Bangiyadda Horumarinta ee Afrika, iyo dib u qaabaynta haykalka maaliyadeed ee adduunka”, qodobka la xidhiidha

Muuse Faki wuxuu xilka guddoonka Guddiga Midawga Afrika bannayn doonaa Febraayo 2025. Waxa ay tahay in uu beddelo muwaaddin ka soo jeeda dalalka Afrikada Bari, kuwaas oo—Kiiniya ilaa Komoroos—musharraxiintu isa soo tarayaan.

Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyadu ma waxay heshiis qarsoodi ah ku galeen in ay doorashooyinka dib u dhigaan ilaa 2027?

Geesku wuxuu xafiiska Dacwad-oogaha Guud ee Buntilaan ka helay denbiyada kufsiga ee uu diiwaangeliyay, waxayna noqdeen sidan: Sannadkii 2016, 120 denbi; sannadkii 2017, 123 denbi; 88 denbi oo 2018 ah; 40 kiis oo 2019 ah; 20 denbi oo 2020 ah; 2021 oo la dii

Markii ay saldhigtay Soomaaliya 2012, ee la meelmariyay dastuurkii kumeelgaadhka ahaa, sidoo kalena la qorsheeyay doorashooyinkii madaxtooyada iyo baarlamaanka, waxaa dalka ku soo qulqulayay qaxoonti badan oo ka soo noqday dalalkii ay u qaxeen.

Safarka madaxweynaha Kiiniyi wuxuu ku soo aadayaa xilli milgihii caalamiga ahaa ee Maraykanku uu si xun dirrida ugu dhacay ka dib taageerada joogtada ah ee uu la garab taagan yahay weerarka ay Israa’iil ku waddo Qasa.

Sadhadii Koroonuhu waxay ka tagtay cidhibxumooyin caafimaad, amni, dhaqaale iyo bulsheed oo dalalka dunidu aanay muddo yar kaga soo kaban karin.

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika.

Deraasadihii ugu danbeeyay waxay caddeeyeen in Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda, uu aad ugu baahsan yahay maandooriyaha noociisa nafsad-ku-dhegga ah, gaar ahaan kiniinnada ay ka mid yihiin berigaabbal

Subscribe to Category Page