Skip to main content

Wednesday 23 October 2024

Feker

Feker |
Soomaalidu waxay muddo dheer la daalaadhacaysay, dagaallo sokeeye, busaarad, argagixiso, dawladxumo, saboolnimo baahsan iyo xanuunno nafsadeed.

‘‘Ka dib markii ay indhahaygu la qabatimeen mugdiga, waxa aan daymooday hareerahayga waxa aanaan isha ku dhuftay tiro dad soddomeeyo ah oo qaxootiya oo sagxadda daadsan. Garbaha ayaannu is wada saarnay annaga oo gidaarka is ku dhererinayna.

Bartamihii August ee 1986-dii ayaa waxaa goob fagaare ah la isugu keenay mid ka mida dadkii ku noolaa magaalada Kuhpayeh ee dalka Iiraan, si dhagax nafta looga qaado Soraya Manuchehri.

Tan iyo intii Madasha Takwiin lagaga dhawaaqay Masar, horraantii bisha [Meey], ololayaasha interneedka iyo warbaahinta Carbeed (gaar ahaan tan Masaarida) ee lagaga soo horjeedaa marna ma ay degin oo ma ay gamashiyin, badina waxay daarran yihiin tuhun madas

Diogenes (404 BC) wuxuu ahaa darbi-jiif Eebbe ku mannaystay sarbeeb iyo hadal maldahan  oo aan hawraartiisa dhayal loo saafi karin, buuni la kaliyaystay garasho  iyo kasfiiqni noolaa milay ay Giriigga dishoodeen khuraafaad iyo jaahawareer darani.

Wadaad baa ka kacay masjid aannu joognay. Waxa uu u holladay in uu xoogay waano ah nagu dul akhriyo. Wuxuu ku nuuxnuuxsaday “ducada wanaagsan” iyo shardiyadeeda. La iska ma ducaysto e, basarkeeda iyo rukunnadeeda ayaa la oofiyaa, ayuu yidhi.

Qormadii hore ee aan ka qoray buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction” ayaa waxaa ku jirtay dhacdo dhex martay ardaydii Soomaaliyeed ee Shiinaha wax ka baran ji

Suugaanlayda dunida oo dhan waxay isu taagaan dhabsheegnimo iyagoo middaas ku mutaysto dhibaatooyin ka la duwan. Si ay dhabta u sheegaan dhibtana uga badbaadaan ayay u adeegsadaan farsamada 'suugaanta sarbeeban'.  

“Zera Yacob waxa uu falsafadda casriga ah Itoobiya ku ibafuray isla jeerkii ay ka bilaabatay Ingiriiska iyo Faransiiska.” – Claude SumnerGogoldhig

Waxa aynu u baahannahay kasmanafeed dheeraad ah; waxa aynu u baahannahay fahan dheeraad ah oo la xidhiidha dabeecadda insaanka. Halista keli ah ee jirtaa waa insaanka. Waa halis weyn, oo aynu moognahay.

Subscribe to Category Page