Skip to main content

Wednesday 23 October 2024

Feker

Feker |
Shirkii koowaad ee Sahyuuniyada oo qabsoomay sannadkii 1897-kii, waxa lagu baaqay in Yahuudda dal looga sameeyo Falasdiin. Theodore Herzl ayaa ahaa asaasaha iyo hoggaamiyaha ruuxiga ah ee siyaasadda Sahyuuniyada.

René Descartes waa mid ka mid ah faylasuufyada ugu caansan uguna saamaynta badan taariikhda, weedhiisa/dooddiisa caan baxday ee "Cogito, ergo sum—I think therfore I am"—"Waan fekeraa, sidaas darteed waan jiraa," waa mid ka mid ah tiirarka falsafadda casriga ah.

Samaysanka dawladnimadu waxay keentay hab looga horumaro qaabkii ay bulshadu u qaabaysneyd dawladnimada ka hor, taas oo koobsanaysa dhan bulsheed, dhaqaale, iyo dhan siyaasadeed. Qodobbada udubdhexaadka u ahaa isbeddelkan waxaa ugu muhiimsan; 

Marxaladda dhallaannimadu waa mid aad muhiim ugu ah caafimaadka jidheed iyo maskaxeed ee qofka. Waxa lagama maarmaan ah in aan wax khalkhal ah oo saamayn raagta yeesha aannu ku iman ilmaha koraya.

Markii Cabdifataax Kilito, oo ah suugaanyahan u dhashay dalka Marooko, uu ku guulaystay abaalmarinta Boqor Faysal binu Cabdicasiis ee Suugaanta Carabiga, guddidii kala saarista abaalmarintu waxa ay ku ammaantay hal-abuurnimadiisa iyo dedaalka qotota dheer ee uu geliyey

Haweenaydu waa sida qolka, uma jeedo qol kasta, waxa aan se ka wadaa qolkaas diirran ee aadamuhu jeclaysto kolka uu foodda geliyo, kuna dareemo badhaadhe iyo ku habboonaan ilaa uu illaabo in uu yahay dool iyo marti maqlaysa weedhihii soo dhaweynta dabadeed uu u maleeyo

Wargeyska the New York Times ha ka akhrin wax ku saabsan Frantz Fanon, mufakirkii Afro-Kareebiyanka ahaa, kana soo jeeday Martinique, haddii aad akhrididna, hubsiimo badan ku dar.

Marka ay timaaddo is illawsiinta tagtada iyo cabudhinta dareennada taban, mida roon fikrad cad kama haysto. Haddaba, diiwaangalinta tijaabooyinkeennii xumaa oo loo maro qoraalo shaqsi ah, sida; xasuus qor ama maanso ma inna caawin kartaa muddada fog?

Maqaalkani waxa uu dul istaagayaa dhaqanka qaar ka mid ah mucaaridka dhaliila siyaasadda nidaamka jira ee ay mucaaridka ku yihiin, kuna dooda in tallaabooyin nidaamka ama xukuumadda jirtaa qaadayso aanu isla nidaamka dan u ahayn.

Baatrik Gataara waxa uu siyaasadda reer galbeedka wax uga qoraa siday reer galbeedku wax uga qoraan dalalka Afrika iyo Eeshiya.

Subscribe to Category Page