Markii ay burburtay dawladnimada Soomaaliya, shacabkii ku noolaa caasimadda Muqdisho waxa ay u kala firdhadeen deegaannadii ay qabiilladoodu ka soo jeedeen, sidoo kale waxaa jiray dadyow u baxsaday dalka dibadiisa, balse, badidood waxa ay sii mareen nolol qaxootinimo.

GOGOLDHIGAktoobar horraanteedii waxa aan u safray Ifiriin si aan u la kulmo sheekafalkiyaha weyn Guugi wa Tiyaango[1]. Hore waxa aan dhawr toddobaad ku soo qaatay maamulgoboleedka Aywa, oo ay galaabixinaysay dabayl qabow.

Warqad ay dhawaan daabaceen, koox cilmibaadhayaal ah ayaa waxa ay ku dooddeen in isbaarooyinka Soomaaliya ay ina siinayaan fursad aan ugu kuurgalno ugana fekerno sida iyo sababta ay beelaha Soomaalidu dhul u sheegtaan, waa lafagur cusub oo muhiim ah, taas oo dib u eegaysa sida aan uga fe

Ka dib markii ay soo baxeen warbixinno ku magacaabay Cabdiqaadir Muumin in uu yahay hogaamiyaha caalamiga ah ee Daacish (ISIS), Geesku waxa uu Christopher Anzalone oo ah khabiir ku xeeldheer ururrada argagaxisadda, ka warraystay saamaynta sii kordhaysa ee Daacishta Soomaaliya ku leedahay shabaka

Xilmi Bin Meryam waxa uu Geeska uga warramay cilmibaadhistiisa ku saabsan sheekooyinka iyo qoraallada kale ee Nuuradiin Faarax, iyo guud ahaan suugaanta Soomaalida.Xilmi Bin

Markaan kasoo degay dhaweeyaha i keenay sakad dabaqyo gaagaaban oo ku taal Cape Town, dabaqyo leh nashqad shaxano iyo sagsaag ah (art deco), waxay ishaydu ku dhacday Nuuradiin Faarax oo kor iga soo qooraansanaya, halkan ayaa uu kalidii ku noolyahay oo aan ku ballansanah