Skip to main content

Tuesday 22 October 2024

Dhaqan

Masrax |
Filinka kooban ee Loollan ayaan daawaday. Run ahaan dulucda uu xanbaarsan yahay way ka mug weyn tahay waqtiga aadka u yar ee uu soconayo.

Filinkan waxa soo saaray Thomas Vinterberg, waxana jilaya Mads Mikkelsen, isaga oo soo baxay sannadkii 2012.

Buug |
Taariikhda Dr.
Taariikhda Dr.
Buug |
Maanta, gobolka Geeska Afriki waa mid kala qaybsan siyaasad ahaan iyo bulsho ahaanba, kala qaybsanaantani waxa ay keentay colaado baahsan iyo aaminaada bulshooyinka ka dhex abuurantay; xataa kuwooda isku qawmiyada ah, ee ah in kala tagsanaanta bulshooyinka gobolku tahay mid aan wax laga qaban kar

Feker |
“Aynnu u dhug yeelanno farriinta wiilkan lix iyo toban jirka ah”

Buugga Hiwot Teffera ee "Tower in the Sky" kaliya maaha mid soo gudbinaya mid ka mid dhacdooyinka taariikheed ee ugu muhiimsan taariikhda Itoobbiya ee sidoo kale waa mid ka mid ah qisooyinka ugu quruxda badan, taas oo ku saabsan, Jacayl, guuldarro iyo Kacdoon.

Qodobka 1aad:
Qodobka 1aad:
Buug |
Suugaantu waa hab fudud oo soo jiidasho leh oo lagu cabbiro dareennada iyo fikradaha culculus ee gunta laabaha ku loollamaya, sidoo kale waxaa lagu macneeyaa dabeecadda iyo maqanta si ay fahamkooda iyo farriimahooda u soo dhawaadaan.

Waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa gorfayn gaaban oo ku saabsan buugga “Ciil Iyo Cafis” oo ah buug xasuus qor ah oo uu qoraa Maxamed Cabdi Caynab ku soo koobay sooyaalkiisa nololeed.

Aleksander Gelyefish Dugin  waa faylasuuf biddixda fog ah oo u dhashay dalka Ruushka lagu na xanto maskaxda iyo miyirka fallaadamiir Buutin ku hawl galo, Dugin, wuxu dhashay hillaadii 1962-kii toddobadii bishii Janaayo, waxa uu ku abbabay oo ku kacaamay caasim