Suugaanlayda dunida oo dhan waxay isu taagaan dhabsheegnimo iyagoo middaas ku mutaysto dhibaatooyin ka la duwan. Si ay dhabta u sheegaan dhibtana uga badbaadaan ayay u adeegsadaan farsamada 'suugaanta sarbeeban'.

Buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction ee uu qoray Danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisii nololeed ee muddadii dheerayd ee uu u shaqaynayay dawladdii Soomaaliya laga soo bilaabo 1957 ilaa 1991.&nbs