Skip to main content

Friday 22 November 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Dhaqan

Fan |
Waxa ay ahayd galab Jimce ah. In badan baannu qorshaynaynay in aannu nimaadno goobtan, balse, maanta ayay noo suurogashay. Marka laga yimaaddo munaasabado gaar ah, keliya Jimcaha iyo Isniinta ayaa la furaa, inta kale ee toddobaadkana way xidhan tahay.

Masrax |
Hordhac:Dumarka codkooda iyo waxkubiirintooda masraxa halgan ay ka soo billaabeen guriga kuna kaabayeen dulqaadrooni ay ilbaxnimada iyo jaanroganka dunida garbinayaan ayay ku timid halkay maantay masraxyada bulsho ka joogaan.

Buug |
"Beri hore waxa jirayInan timaha biiftooBaarkana u tidicdooBoqorkiyo dhaclaha iyoMaro qeyd ah xidhatee"

Dhaqan |
Maqaalkan waxa uu ka mid yahay maqaaladii ururiska ahaa ee u horeeyay ee uu Kaamu qoray, waxa so

Feker |
Maqaalkan waa mid ka mid ah maqaalada u muhiimsan ee Biitar Weesal oo qoraa iyo filasoof reer Noorwey ah. Waxa uu kaga warramayaa kadeedka iyo welwelka nolosha, waxa uu ku dooddayaa in welwelka jiraalka ee dadku ka  dhashay baraadkooda kordhay.

Marka aynu ka hadlayno laba shay, Soomaali ahaan waxa ay u badan tahay in aan la soo hadal qaadin ama aan la xusin kaalinta dumarka: Suugaanta iyo Nabadda.

Habeen dhexdaas ahaa mar aan daawaday doodda dhex martay Richard Dawkins iyo Ayaan Xirsi, ayna ii muuqatay sida Ayaan diinta Kirishtaanka u la dhacsan tahay, baan waxaan niyadda iska iri: Malaha waxay ku wanaagsanaan lahayd in Ayaan qummaati u akhrin lahayd buugta Niitje, siiba labadii buug ee ug

Buugga Taariikhda Casriga ah ee Itoobbiya waxa lagu tilmaamaa mid aan looga maarmi karin daraasaynta taariikhda casriga ah ee Itoobbiya.

Bishii Diseenbar 1968, qoraa dhallinyaro ah oo reer Czech ah ayaa goob-qubays (sauna) ku taalla dacalka Webiga Vltava kula kulmay saddex qoraa oo reer Laatiin Ameerika ah.: Gabriel García Márquez, Julio Cortázar iyo Carlos Fuentes, kuwaas oo Prague u yimi casuumaad ay k

Soomaalidu waxay muddo dheer la daalaadhacaysay, dagaallo sokeeye, busaarad, argagixiso, dawladxumo, saboolnimo baahsan iyo xanuunno nafsadeed.