Skip to main content

Tuesday 22 October 2024

Dhaqan

Fan |
Marka aynu ka hadlayno laba shay, Soomaali ahaan waxa ay u badan tahay in aan la soo hadal qaadin ama aan la xusin kaalinta dumarka: Suugaanta iyo Nabadda.

Feker |
Habeen dhexdaas ahaa mar aan daawaday doodda dhex martay Richard Dawkins iyo Ayaan Xirsi, ayna ii muuqatay sida Ayaan diinta Kirishtaanka u la dhacsan tahay, baan waxaan niyadda iska iri: Malaha waxay ku wanaagsanaan lahayd in Ayaan qummaati u akhrin lahayd buugta Niitje, siiba labadii buug ee ug

Buug |
Buugga Taariikhda Casriga ah ee Itoobbiya waxa lagu tilmaamaa mid aan looga maarmi karin daraasaynta taariikhda casriga ah ee Itoobbiya.

Bishii Diseenbar 1968, qoraa dhallinyaro ah oo reer Czech ah ayaa goob-qubays (sauna) ku taalla dacalka Webiga Vltava kula kulmay saddex qoraa oo reer Laatiin Ameerika ah.: Gabriel García Márquez, Julio Cortázar iyo Carlos Fuentes, kuwaas oo Prague u yimi casuumaad ay k

Soomaalidu waxay muddo dheer la daalaadhacaysay, dagaallo sokeeye, busaarad, argagixiso, dawladxumo, saboolnimo baahsan iyo xanuunno nafsadeed.

Dagaalka Sokeeye ee Soomaaliyi weli ma dhammaan, waxna laga ma baran. Weli wax naf leh laga ma qorin/kaydin. Buug kale iyo baal kale oo uu Dr.

Sida uu Maxamed Daahir Afrax qabo, fanka masraxa ee Soomaalidu wuxuu ku tanaaday xorriyaddii Rayidka, wuxuuna ku hagaasay cabbudhiskii Askarta.Masraxa hawlaha ka socda iyo fan-masraxeedka lagu soo bandhigo waxay u qaa

Kooxda Iftin waxay u taagan tahay barisamaadkii xornimada dabadeed, iyo wacyigalintii fayoqabka guud, iyo barashada akhriskiyo qoraalka.Ilaa waqti aad u fog oo ka soo bilaabmaya qarnigii labaatanaad, ayaa Muqdisho loo

‘‘Ka dib markii ay indhahaygu la qabatimeen mugdiga, waxa aan daymooday hareerahayga waxa aanaan isha ku dhuftay tiro dad soddomeeyo ah oo qaxootiya oo sagxadda daadsan. Garbaha ayaannu is wada saarnay annaga oo gidaarka is ku dhererinayna.

Dukumentariga gaaban waxaa samaysay majalladda The Guardian.